Iiraan oo Sheegtay inay Dabagal ku Hayso Netanyahu iyo Goobaha uu Shirarka ku qabto

Mid ka mid ah la taliyayaasah sare ee hogaamiyihii la dilay ee Iran Khamenei, ayaa sheegay in ya dabagal ku hayaan goobaha uu ku sugan yahay ra’i’sul wasaaraha israa’iil Netanyahu.

La-taliyaha ugu sareeya ee Khamenei ayaa yiri: “Waxaan sidoo kale si buuxda u haynaa dabagalka meelaha uu Netanyahu kulamada ku qabto.”

Iraan ayaa tan iyo intii la dilay hogaamiyihii ruuxiga ee Iran Cali Khamenei waxa ay sheegayeen in ay bartilmaameedsan doonaan madaxda Israa’iil.

Related posts

USA oo u ogolaatay Israa’iil iib hub degdeg ah, iyo khaliijkii oo cidlo ku soo dhacay

Sacuudiga iyo Pakistan oo ka wada hadlay isku diyaarinta, dagaala iyo difaac wada jir ah

Xisbulah oo eryatay ciidamo Yuhuuda oo isku dayey hawlgal qarsoodi ah oo ay ka fulinayeen Lubnaan