I!ran ayaa duqeysay saldhig Nidaamkii Difaaca Marekanka Ee ku yaalay Imaaraatka (U.S. PATRIOT AIR-DEFENSE)., Sawiradii u horreeyay ee khasaaraha ayaa la baahiyay.
Waxaa muuqanaysa in I!ran awood aan la fileyn dagaalkan kula soo baxday. Waxay awood u yeellatay in ay beegsato dhamaan xarrumihii Maraykanka ee gobalka.