Monday, March 9, 2026

Iran Oo kasoo Horjeesatay Xabad joojin ay ku Baaqeen Maraykanka iyo Israel

by Heemaaln
0 minutes read

Abbas Araqchi: “Mar kale ayey xabbad joojin ku baaqayaan,tani wax dhici karo maaha, si dhameystiran ha u istaago dagaalka, ilaa aan heerkaas ka gaarno waan sii wadeynaa in aan dagaallano oo aan difaacno amniga dalkeena.”

Waxa ay u muuqataa in Iran ay ka cagajiideyso baaqyada xabbad joojinta ah ee Mareykanka iyo Israel ku baaqayaan.

-
00:00
00:00
Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.