Iiraan ayaa soo saartey digniino cusub, waxay sheegtay iney beegsan doonto dalalka Suuriya, iyo Jabuuti oo Mareykanku uu ku leeyahay saldhigyo.
Goobaha ay Iiraan sheegtay iney beegsan doonto waxaa ku jirta Jamhuuriyada Jabuuti, gaar ahaan garoonka diyaaradaha Jabuuti oo uu ku yaalo saldhiga milatari ee Camp Lemonnier oo ah kan ugu wayn ee Mareykanku ku leeyahay Qaarada Afrika ahna Xarunta Taliska AFRICOM.
sidda ay warisay warbaahinta Faaris oo Afka !Iran ku hadasha.
🇸🇾 Suuriya: Hoteellada Four Seasons iyo Sheraton ee magaalada Dimishiq, iyo sidoo kale Qasriga Madaxtooyada Iran waxay ku doodaysaa inay goobahan yihiin meelo ay isugu yimaadaan la-taliyayaal ka kala socda Israa’iil, Mareykanka, iyo Britain
“Jabuuti: Garoonka Caalamiga ah ee Jabuuti — halkaas oo Iran ay sheegtay inay ku sugan yihiin ciidamo badeed (marine forces) oo halkaas la geeyay