Iran Oo Maraykanka ku Eedeesay Inuu Duqeeyay Warshada Sifaynta Biyaha Oo Saameesay 330 Tuulo.

Wasiirka arrimaha dibadda Iiraan, Cabbaas Aragchi ayaa sida ay CNN baahisay wuxuu sheegay Mareykanka inuu maanta duqeeyay xarun sifeysa biyaha badda oo ku taalla jasiiradda Qeshm, oo ku dhow xeebta koonfureed ee dalka Cumaan. Wuxuu sheegay in weerarkaasi saameeyay sahayda biyaha ee 30 tuulo.

Aragchi wuxuu sidoo kale yiri: “Weerarka ka dhanka ah kaabayaasha Iiraan waa tallaabo khatar ah oo leh cawaaqib culus. Mareykanka ayaa bilaabay dhaqankan, ma aha Iiraan.”

Israa’iil ayaa ku tiirsan 90% biyaha la si feeyay, haddii ay Iiraan ku darto bartilmaameedyada ay beegsanayso taasi waxay dhexda u gelin karta xaalad adag.

Related posts

Madaxweynaha Colombia Oo Ugu Baaqay Trump inuu ka Fogaado R/Wasaraha Israa’iil Netanyahu.

Dawlada Jabuuti Oo Taageero u Muujisey Imaaraadka Carabta, ka dib Wada-hadal dhexmaray

Iiraan Oo Caawa Gubtay Dhismaha Marina Tower ee Dubai oo ka kooban 90 Dabaq oo Gubanaya