Explosive Drone Boat (Kamikaze USV) Waa mid ka mid ah hubka aysan wali adeegsan iiraan waana doonyar oo laga hago remote control ama GPS waxaana ladhihi karaa waa shahed-ka badda.
Doontan waxay ku suntantahay inay isqarxiso markay bartilmaameedka cadowga gaadho, iyadoo xambaarsan walxo qaraxyo oo kabadan 300 kg ,
iiraan waxay sheegtay in doontan ay adagtahay inuu raadaarku si fudud u qabto ama u ogaado, waxayna ku socotaa xawaare saacadii kor udhaafaya 100+ km, waana mid si deg deg ah ugaadha markiiba bartilmaameedka ah,
Dowlada iraan waxay ugu talagashay inay doontan adeegsato wakhtiga saxda ah islamarkaana ay ku garaacdo maraakiibka waaweyn & saldhiyada badda ee cadowga, Waxayna doonta iiraan haysataa tiro kumanaan nooceeda ah oo kaydka kujira,
