Iran Oo Xaqiijisay in Taliyaha Ciidanka Basij, Lagu Dilay Duqeyn ay fuliyeen ciidamada Israel

Iran ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in Janaraal Gholamreza Soleimani, taliyaha ciidanka Basij, lagu dilay duqeyn ay fuliyeen ciidamada Israel iyo Maraykanka, sida ay shaaciyeen warbaahinta dowladda Tehran

Balse welli si rasmi ah dawlada Iran uga ma hadlin xaaladda Cali Larijaani oo ISR ay shaacisay maanta inay duqeyn ku dileen.

Dhinaca kale Nataniyaahu ayaa markale soo muuqday maanta isagoo la joogo safiirka Mareykanka ISR, waxaana uu ku yiri u sheeg Trump waan noolahay welli.

Related posts

“Hadii Maraykanku Awoodi waayen Sugida Amniga Hormuz Anagu Waxaba kama Qaban karno..”Wasiirka Arimaha Dibada Ee Jarmalka

Aqalka Cad oo ka Hadlay Is-casilaadda Madaxa Xarunta La-dagaalanka Argagaxisada ee Maraykanka

Dowladda Federaalka oo Hakisay Duulimaadyadii tagi jiray magaalada Baydhabo