Israa’iil Oo Ergay Gaar ah u Magacowday Horumarinta Iskaashiga Dhaqaale ee Africa

by Heemaaln
1 minutes read

Israa’iil ayaa ergay gaar ah u magacowday horumarinta iskaashiga dhaqaale ee Israa’iil ay leedahay Afrika , iyadoo jagadan uu qabanayo Michael Lotem, oo hore u ahaa safiirka Israa’iil u fadhiya Kenya. Lotem ayaa la filayaa inuu toddobaadyada soo socda dib ugu laabto Bariga Afrika, sida ay sheegtay Africa Intelligence.

Warbixntan ayaa lagu sheegay inay Israa’iil ka shaqeynayso sidii ay dhaqaale uga heli lahayd Afrika , halka sidoo kalena howlana ergaygan ay qeyb ka tahay inuu fursado u abuuro ganacsatada Israa’iil , si ay mashaariic iyo maalgashi uga helaan Afrika. Meelaha sida gaarka ah Israa’iil ay doonayso inay door ku yeelato waa khayraadka Afrika oo macdanta ugu horreyso iyo inay wax soosaarka Israa’iil suuq ka helaan qaaradda.

-
00:00
00:00
Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.