Israel Oo ku Baaqday in loo Midoobo Dagaalka Iran Walaac-na ka Muujisay Gantaalka 4,000 KM

Qoraal ay hada baahisay ISRL ayaa lagu sheegay in !ran markii u horreysay ay ridday gantaal 4,000 KM masaafo ah gaadhaya. Waxay xuseen in ay dalalka Yurub, Aasiya iyo Africa beegsan karaan. Waxay sheegen in !ran ay caalamka dhan halis ku yihiin oo ay horrey uga digeen gantaallada noocasa in ay samaystaan.

Todobaadki tagay oo dhan Ciidamada Maraykanka ee hawlgalka wadda iyo Trump, waxay sheegayen in awoodi !ran la wiiqay, in la burburiyay gantaalladii iyo ciiddankii Badda. Hadana, dhinaca kale isla iyagii ayaa sheegaya in gantaallada !ran halis ku yihiin dalal badan, iyo in dagaalka lalla soo gallo, si loo furo marinka Hormuz.

Fariinta ISLR ayaa xoojinaysa hadalkii.Trump, ee ahaa dagaalka waa in dalalka adduunku nalla gallaan.

Related posts

Israa’iil Oo Sheegay Inay 20 Qof ku Dhaawacmeen Gantaalo ay Caawa Iran ku Weerartay Dimona

Madaxwayne Trump Oo ku Farxay Geerida Madaxii hore ee Hay’ada Sirdoonka Maraykanka

!ran Oo Duqaymo culus ku Bilowday Hada Magaalada ugu Muhiimsan ISRL(Dimona).