Itoobiya Oo Xabsiga Dhigtay Agaasimihii Guud ee Shirkadda Qaybinta Shidaalka

Booliska Itoobiya ayaa xidhay Agaasimihii guud ee Shirkadda Qaybinta Shidaalka, waxaana lagu eedeeyey in uu si qaldan u maamulay shidaalka iyo kaydkii yaallay.

Arrintan ayaa imanaysa xilli shidaal yaraan ay ka jirto Itoobiya, haba ugu sii darnaado Deegaanka Soomaalida oo gaadiidka dadweynuhu ay safaf dhaadher ugu jiraan kaalmaha shidaalka, sidoo kalena qiimaha aad loo kordhiyey.

Related posts

FBI-da Mareykanka Oo ka Digtay Weeraro Iran kusoo Qaadi karto Xeebaha Galbeedka Maraykanka.

Madaxwaynayaasha Somaliya, Jabuuti iyo Itoobiya, Oo Caawa Kulan Xogwaraysi ah ku Yeeshay Magalada Jabuuti.

30 Qof Oo ku Dhimatay Daadad kusoo Fatahay koofurta Itoobiya