Koonfurta Kuuriya Oo Imaaraadka soo Gaarsiinaya 30 Kamid ah Nimaadyada Difaaca ee Cheongung-II

by Heemaaln
1 minutes read

Koonfurta Kuuriya ayaa La filayaa inay imaaraadka carabta beri Soo Gaarsiiyaan 30 Kamid ah nimaadyada difaaca ee Cheongung-II , si ay uqabtaan gantaalada iiraan.

Dhowan aya ahayd markay dalalka qaliijka ay shaaciyen inuu ka dhamaday nidaam difaacekedkii jsla markana Caalamka ay ugu baahanyihiin inay ka Caawiyaan.

Dhan ka kale Wasiirka difaaca Sucudiga ayaa sheegay in gantaal I!ran kusoo ridday.

Kuwayd ayaa si xooggan hoos ugu dhigtay wax soosaarki shidaalka.

Wasiirka difaaca Imaaradka ayaa sheegay in wali gantaalladu ku socdaan, oo ay Drones u dheer yihiin.

Drones ayaa gubay gaadiid socday wado Imaararka ah. Waxay ku socotay goob sirdoonka Maraykanka kayd u ahayd.

Ciidamada I!ran ayaa sheegay in ay beegsadeen Markaba Shidaal caddawgoodu lahaa.

Sawirku waa shirkad Maraykanka ah xarrun uu kulahaa Ciraaq.

-
00:00
00:00
Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.