Qaramada Midoobay ayaa ka digtay Macaluul ku dhufata Soomaaliya ,iyada oo sheegtay in dad ka badan 4 Milyan oo qof ay saameysay abaartu kuwaas oo hada wajahaaya xaalad Nololeed oo adag.
Sida oo kale Hay’adda WFP waxa ay sheegtay inaanay haynin dhaqaale ay ku taageerto dadkaasi madama oo caawimooyinkii ay hore u joojisay dawlada Mareykanku.