52
Agaasimaha Sirdoonka Mareykanka, haweenayda Tulsi Gabbard oo maanta hadal u jeedisay Aqalka Senate-ka ayaa sheegtay in hay’adaha sirdoonka Mareykanka ay oggaadeen in Ruushka, Shiinaha, Kuuriyada Waqooyi, Iiraan iyo Pakistan ay wadaan cilmi-baaris iyo horumarinta noocyo kala duwan oo gantaallo ah
Tulsi Gabbard ayaa sheegtay Hay’adaha sirdoonka ay qiimeeyeen in cilmi baaris iyo horumarinta noocyo kala duwan oo nidaamyo gantaallo ah kuwa casri ah, kuwa cusub, ama kuwa Caadi ah kuwaas oo qaadi kara hub nukliyeerka ah, isla markaana gaara kara gudaha Mareykanka.