Madaxii hore ee Hay’ada sirdoonka dalka Maraykanka Robert Mueller ayaa Bakhtiyay isagoo jira da’da 81 jirka sida ay xaqiijiyeen eheladiisu.
Madaxwaynaha Maraykanka Trump ayaa geerida ninkan kadib qoraal ku baahiyay bartiisa Truth Social ayaa yidhi “waan ku faraxsanahay inuu dhintay. Mar dambe ma waxyeelleyn karo dad aan waxba galabsan..”.
Ninkan Robert Mueller ayaa xilka loo magacaabay todobaad kadib weeraradii lagu qaaday daarihii Maraykanka ayaa la aaminsan yahay inuu ahaa ninkii ka danbeeyay qorshahii lagu ogaaday Usaama Binu Laden oo ay Ciidamada Maraykanku ku dileen dalka Pakistan.