Madaxweynaha Taiwan:-“Shiinuhu waxuu Qorsheynaya Qabsashada Jasiiradda Taiwan.”

by Heemaal
0 minutes read

Madaxweynaha Taiwan, Lai Ching-te ayaa waraysigii uu siiyay wakaaadda wararka AFP, wuxuu ku sheegay inuu Shiinaha qorsheynayo qabsashada jasiiradda Taiwan, kadib Japan, Filibiin iyo dalal kale oo ku yaalla gobolka Indo-Pacific si uu u ballaariyo saameyntiisa.

Lai Ching-te, ayaa aaminsan inuu Shiinaha diyaarinayo qorshe uu dunidda wax kaga beddelayo , halkii uu dal ka ahaan lahaana uu la wareegi doono dalalka gobolka ee Indo-Pacific.

Screenshot

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.