Madaxweynihii Hore Ruushka “Saldhigyada Maraykanka Ee Carabta Hal Dal Oo Kaliya Ayay Difaacaan Ee ka Fiirsada

by Heemaaln
0 minutes read

“Dalalka Khaliijka ee Carabta ayaa oggolaaday in saldhigyo milatari oo Maraykan ah laga dhiso dhulkooda. Iyagoo si sahlan u aaminsanaa in saldhigyadani ay siin doonaan difaac iyo ilaalin. Laakiin arrintu sidaas ma aha! Maraykanku wuu ka faa’iidaystaa oo keliya, halka uu si dhab ah u ilaaliyo hal dal oo keliya (Israel).

Si qoto dheer uga fiirsada haddii aad runtii u baahan tihiin. saldhigyada Maraykanka – ma aha difaac, ee waxay noqon karaan khatar.” Madaxweynihii hore ee Ruushka Dmitry Medvedev ah ku xigeenka golaha amniga qaranka Ruushka.

-
00:00
00:00
Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.