Maraykanka Oo 10 Milyan Oo Doollar Duldhigay Madaxa Hogaamiyaha Cusub Ee Iran

by Heemaaln
0 minutes read

1= Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka waxay ku dhawaaqday abaal-marin dhan 10 milyan oo doollar, qofkii bixiya macluumaad horseeda qabashada ama helitaanka hogaamiyaha Iran ee cusub ee wiilka Ali Khamenei.”

2= “Madaxweynaha Iran: Masoud Pezeshkian wuxuu ugu baaqay dalalka Islaamka in aysan oggolaan Maraykanka iyo Israa’iil inay ku soo noqdaan gobolka, isla markaana dib loo soo celiyo amniga.”

-
00:00
00:00
Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.