17
Mareykanka ayaa sheegey in Ruushku uu Iiraan ku taageerayo macluumaad sirdoon oo u sahlaya beegsiga diyaaradaha iyo maraakiibta dagaal ee Bariga-dhexe, sida ay werisey WashintonPost.
Ruushka ayaa si dadban ugu jira xiisadda Iran iyo Maraykanka.
Sidoo kale Saraakiisha Mareykanka ayaa tilmaamay in Shiinuhu uu isu diyaarinayo inuu Iiraan ku caawiyo taageero dhaqaale iyo qaybaha gantaallada, sida ay soo xigatay CNN oo kol sii horreysey werisey in Ruushku uu bilaabay taageero siinta Tahraan.