Mareykanka Oo Sheegay in 303 Askari ay kaga Dhaawacmeen Dagaalka Iiraan.

by Heemaaln
1 minutes read
A+A-
Reset

Mareykanka ayaa sheegay in 303 askari ay kaga dhaawacmeen dagaalka ay kula jiraan Iiraan.

Waxay sheegeen in dhaawacyada ugu badan ee askarta soo gaadhay ay yihiin dhaawacyo maskaxeed oo ka dhashay qaraxyada iyo weerarada diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Iiraan ay ku weerartay saldhigyada Mareykanka.

Dhinaca kale warbaahinta Maraykanka ayaa wax ka qoray wax Maraykanka ku adkeeyay dagaalka ugu horyna CNN: ayaa leh: “!ran, waxaa fursad siinaya Miinnoyinka, gantaallada, Droneska iyo xeebta dheer ee ay haysato. Arrimahas oo laysku darray ayaa ka dhigaya in Maraykanka tallaabo walba ku adkaato. ”

Rueters- oo xiganaysa ilo sirdoonka Maraykan ah ayaa leh; “!ran wali waxay haysataa gantaallo aad u tiro badan. Waxay kaloy awood u leedahay in hagaajiso intii wax yeello gaadho.”

MS NOW- oo warbaahinta Maraykanka kamid ah oo xiganaysa hoggaamin aqalka cad ah ayaa sheegay in Trump, dagaalka ku caajisay maskax ahaan. Waxay sheegen in uu jeclaan lahaa in horrey looga socdo !ran, oo ku keentay jaha-wareeer.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.