Masar iyo Kenya Oo isku Raacnay Taageerada, Midnimada Soomaaliya,

Wasiiradda arrimaha dibada ee Masar iyo Kenya oo isku raacnay taageerada, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya, iyo xoojinta dadaallada lagu sugayo xasilloonida Geeska Afrika iyo Badda Cas”

Masar inkastoo amniga badacas uu aad u saamaynayo hadana waxaa muuqata in ay qadiyada Israel iyo Somaliland ka gashay dadaal badan oo xitaa ay gaartay meel ka saraysa DFS.

Related posts

Qatar oo soo riday labbo diyaaradood oo Iiraan leedahay oo 2 daqiiqo u jirsday,,

Milateriga iyo siyaasiyiinta Iiraan oo taageeray hogamiyaha cusub, mucaaradka oo boqortooyo u arka

Trump oo ka carooday hoggaamiyaha cusub ee Iiraan