37
Dawlada Masar ayaa ku dhawaaqday in talaabo adag oo sharci ah laga qaadi doono qof kasta oo aflagaadeeya dalalka Khaliijka Carabta iyo masuuliyiintooda, Isla markaana taageera !ran.
Masar waxay uga digtay aqoonyahannada, wariyeyaasha, iyo dadka saameynta ku leh bulshada inay taageeraan weerarada Iiraan oo ay isku dayaan inay dhaawacaan xidhiidhka Masar ay la leedahay dalalka Carabta.
Cid kasta oo aflagaadeeysa madaxda Dalalka Khaliijka Isla markaana taageerta !ran waxay Qaahira sheegtay inuu ciqaab mudanayo.