77
Wasaarada Gaashaandhigga dalka Masar ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in ay Somaliya usoo dirtay 4 diyaaradood oo nuuca dagaalka ah.
Diyaraadahaan ayay wasaaradu sheegtay in ay ka qayb qaadanayaan dagaalka ka dhan ka ah Khawaarijta AS.
Somaliya ayaa dhowaanahan helaysay Garabyo xoogan oo ka imaanaaya Wadamada Saaxiibada ah Gaar ahaan Masar iyo Turkiga.