Masar Oo si Rasmi ah u Xaqiijisay in ay Somaliya usoo Dirtay 4 Diyaaradood Oo Nuuca dagaalka ah.

Wasaarada Gaashaandhigga dalka Masar ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in ay Somaliya usoo dirtay 4 diyaaradood oo nuuca dagaalka ah.

Diyaraadahaan ayay wasaaradu sheegtay in ay ka qayb qaadanayaan dagaalka ka dhan ka ah Khawaarijta AS.

Somaliya ayaa dhowaanahan helaysay Garabyo xoogan oo ka imaanaaya Wadamada Saaxiibada ah Gaar ahaan Masar iyo Turkiga.

Related posts

Somalia oo Garab Istaag u Muujisay Azerbaijan ka dib weerarkii Iran

Golaha Mustaqbalka Somaliya oo Ka Digay Dib-u-Dhac ku yimaada Doorashooyinka Dalka

Jabuuti oo Cadaysay Mowqifkeeda Dagaalka Bariga Dhexe.