Muuqaalka khudbaddii uu Xalay Jeediyay Ra’iisulwasaare Netanyahu Oo laysku Haysto.

by Heemaaln
0 minutes read

Muuqaalka khudbaddii uu xalay jeediyay Ra’iisulwasaaraha Isr||L Netanyahu ayaa laysku haystaa. Warbaahinta Iiraan & Turkigu qaarkood waxay leeyihiin muuqaalku waa Ai [mid la farsameeyay], iyagoo ku doodaya in Netanyahu mararka qaar 6 farood ka muuqdaan.

Iiraan waxay aaminsan tahay in ninkaasi ama dhintay ama dhaawacmay.

Warbaahinta IiraanNewsMagazine ayaa ku doodaysa in duqeymihii ku dhacay toddobaadkan xarunta ciidanka Isra||L ay wax ku gaadheen Ra’iisulwasaaraha balse war xaqiiq ah oo la hubo maaha.

Maxay kula tahay?

Muuqaalka ka arag

-
00:00
00:00
Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.