Ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa soo saaray muuqaal uu ku xaqiijinayo inuu nool yahay, kaddib warar iyo sheegashooyin ku faafay baraha internetka oo sheegayay inuu dhintay.
Muuqaalka ayuu sidoo kale ku muujiyay gacantiisa, si uu uga jawaabo hadallo baraha bulshada lagu faafiyay oo sheegayay inuu leeyahay lix farood. Wararkaasi ayaa si weyn ugu faafay internetka maalmahan.
Heemaalnews