Somaliland Oo Hakisay Dhoofintii Ciida Niista Ee loo Dhoofin Jiray Dalka Jabuuti
Wasaarada Macdanta iyo Tamarka Somaliland ayaa shaacisay inay hakisay dhoofintii Carada niista ee laga qaadijiray deegaanada xeebta degmada Saylac, taasoo dhibaato xoogan ku haysay dadka