Home
Page 11
Diyaarad uu la Socday Madaxweyne Afrikan ah oo Xaalad Halis ah gashay
Duulimaadyadii ayaa si ku meel gaar ah loo hakiyay garoonka weyn ee Liberia habeenimadii Khamiista ka dib markii diyaarad khaas ah oo uu la socday
Madaxwayne Ciro Oo kulan Muhiim ah la Qaatay Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Dalka Kenya.(Sawiro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa kulan muhiim ah la qaatay Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Dalka Kenya (Speaker of the National Assembly), Mudane Moses Masika Wetangula. Madaxweynaha
Wasiirka Gaashaandhigga Oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Talyaaniga (Sawirro)
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta la kulmay Taliyaha Ciidanka Difaaca Dowladda Talyaaniga, General Luciano Portolano, iyo Safiirka Talyaaniga u fadhiya
Madaxweynihii hore ee Somalia Oo War Saxaafaded soo saaray
Madaxweynihii hore ee Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo aya tacsi u diray qoysaska iyo ehelada ay ka baxeen dhalinyaradii Soomaaliyeed ee ku naf waayey Tacsida iyo
Yemen oo Puntland Ugu Baaqday in si Shuruud La’aan ah lagu sii daayo Kalluumeysato Yemeniyiin ah
Wasiirka Wasaaradda Beeraha, Waraabka iyo Kalluumeysiga dalka Yemen Sarreeye gaas, Salem Abdullah Al-Soqtari, ayaa xaqiijiyay in Wasaaraddu ay si dhow ula socoto kiiska kalluumeysatada Yemeniyiinta
Xuutiyiinta Yemen Oo khubaro Tababar u soo Diray Al-shabaab?
Warbixino sirdoon oo dhowaan la helay ayaa muujinaya in kooxda Xuutiyiinta Yemen ay xiriir la yeesheen Al-Shabaab ee Soomaaliya, iyagoo u diray qubaro ku takhasusay
Tahriibayaal Soomaali ah Oo ku Dhamaaday Badweynta Atlantic
Ugu yaraan 20 tahriibayaal Soomaali ah ayaa ku dhintay Badweynta Atlantic. xilli ay isku dayayeen in ay ka gudbaan halkaas iyaga oo ku sii jeeday