Yemen oo Puntland Ugu Baaqday in si Shuruud La’aan ah lagu sii daayo Kalluumeysato Yemeniyiin ah
Wasiirka Wasaaradda Beeraha, Waraabka iyo Kalluumeysiga dalka Yemen Sarreeye gaas, Salem Abdullah Al-Soqtari, ayaa xaqiijiyay in Wasaaraddu ay si dhow ula socoto kiiska kalluumeysatada Yemeniyiinta