Home
Page 14
Taliyaha Milatariga Dalka Talyaaniga Oo Muqdisho soo Gaaray.(Sawiro)
Taliyaha Milatariga Dalka Talyaaniga Genaral Luciano Portolano, ayaa maanta soo gaaray magaaladda Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Taliyaha waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ku soo dhaweeyay saraakiisha
Maraykanka Oo War kasoo Saaray Kulan ay la Yeesheen Wasiirka Difaaca Somaliya
Safaaradda Maraykanka ee Muqdisho oo ka hadashay shir ay la yeelatay warsiirka difaaca Soomaaliya Axmed Macalin Fiqo oo looga hadlay sida Muqdisho iyo Washington iskaga
Madaxweyne Ciro oo Xadhigga ka jaray Xafiis cusub Oo Somaliland ka furatay Kenya
Madaxweynaha Somaliland ayaa xadhigga ka jaray dhisme cusub oo uu yeelanayo xafiiska Somaliland ee Kenya, kaasoo ay dowladda Kenya joojisay furitaankiisa 26-kii bishan. Xafiiskan oo
Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Firdhiye & Aden Madoobe?
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo Mudane Cabdulqaadir Axmed
Siyaasi Villa Soomaaliya katirsanaa oo ku biiray Mucaaradka shirka u socdo
Magaalada Muqdisho gaar ahaan hotelka Jasiira, waxaa ka socda shir ay leeyihiin siyaasiyiinta mucaaradka ee sida weyn uga soo horjeeda hab maamulka Madaxweyne Xasan Sheekh,