Home
Page 15
Kulan Xasaasi ah oo u Socda Xassan Sheekh & Xamse Barre
Wararka laga helayo madaxtooÿada Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre uu u socdo shir xasaasi ah. Shirkan
Muxuu Ruushku u Danaynayaa soo cCelinta Xiriirkii uu la lahaa Somalia?
Wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda Ruushka, Mikhail Bogdanov ayaa maanta gaaray Muqdisho , iyadoo booqashada ay ku soo aadday xilli Ruushka uu iskudayayo inuu dib usoo
Midowga Afrika oo Xasan Sheikh ku Booriyay inuu Xoojiyo Wadashaqaynta dowlad goboleedyada
Midowga Afrika ayaa ku boorriyay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay dardargeliso xoojinta wadashaqaynta Dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada, si xal looga gaaro ismariwaaga siyaasadeed, loona dardar
Wasiir ku-xigeenka A.Dibadda Ruushka Iyo Wafdi uu Horkacayo Oo Muqdisho soo gaaray
Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Ruushka ahna Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Ruushka ee Arrimaha Bariga Dhexe iyo Wadamada Afrika, Mudane Mikhail Bogdanov ayaa galabta ka
Somaliya Oo Lagu Bogaadiyay Dowrka Firfircoon ee ay kaga jirto Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika.(Sawiro)
Xoghayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika, Marwo Veronica Mueni Nduva, ayaa si weyn u bogaadisay dowrka firfircoon ee ay Soomaaliya kaga jirto Ururka
Maxaabiistii Dawladu ka soo Qaaday Laascaanood Oo Gaaray Hargeysa
Waxaa galabta ah laga dejiyay Garoonka Diyaaradaha ee Cigaal ee magaalada Hargeysa 25 Maxbuus oo dhawaan dawladdda Soomaaliya ka qaaday magaalada Laascaanood., kuwaasoo halkaasi ku
Jubaland Oo Shacabkeedi Uga Digtay Qaadashada Kaarka Aqoonsiga Muwaadinka
Wasaaradda arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa war ay soo saartay waxa ay ugu baaqday shacabka Jubbaland in aan lagu marin habaabin qaadashada aqoonsiga
Madaxweyne Xasan oo Difaacay Heshiiska Shidaal Ee Turkiga la Galay Somaliya
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa difaacay heshiiskii shidaalka ee dhowaan ay Soomaaliya la gashay Turkiga, isagoo sheegay inuu ku saleysan yahay “dano wadaag ah”. Madaxweynaha