Hirshabelle oo Xiriirkii Wada-shaqeyneed U Jartay Heyadda SODMA
Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ee Dowladda Hirshabelle waxay si rasmi ah u shaacisay in ay jartay xiriirkii wada-shaqeyneed ee kala dhexeeyay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta