Maamulka gobolka Hiiraan oo si kulul u Dhaliilay Gargaar Hay’adda SODMA geysay Hiiraan
Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye ayaa si adag u dhaliilay gargaar hay’adda SODMA ugu talo gashay ciidanka Macawiisleeyda oo ay geysay degmada Moqokori