Home
Page 2
Madaxweyne Xassan oo shacab badan kula tukaday Masjidka Isbaheysiga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka Isbahaysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho kula oogay Salaadda Ciidda Carafo, Kumannaan ka mid ah shacabka
Dowlada Somaliya Oo Cambaaraysay BBC Oo Qariirad ku kala Qaybisay Somalia iyo Somaliland
Dowladda Soomaaliya oo Cambaaraysay Warbaahinta BBC kadib qariirad ay soo bandhigeen oo ay Somalia iyo Somaliland ku kala qaybiyeen. Wasaaradda arrimaha Dibadda ayaa ugu baaqday
Trump Oo Sheegay In Madaxwayne Putin ku Gacan-sayray Arimo Uu kala Hadlay
Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin la yeeshay wada hadal socday qiyaastii hal saac iyo 15 daqiiqo. Trump ayaa
Puntland oo ka hadashay in Boosaaso laga weeraro dalka Sudan
Maamulka Puntland, ayaa si adag u beeniyay eedaymaha ku saabsan in ay ku lug leedahay colaadda dalka Suudaan gaar ahaanna in magaalada Boosaaso laga weeraro
Nin Shacabka Muqdisho Ku Amrayay Inay Is-diwaangaliyan Oo Xabsiga la Dhigay
Ciidanka booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan saldhigga degmada Dharkenley ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane Maxamed Xasan Aadan , oo lagu eedeeyay in uu ku kacay