HeemaalKhaatumo Oo Markii Ugu Horreysay Lagu Casuumay Shirka Golaha Wadatashiga QaranHeemaalnApril 13, 2025 by HeemaalnApril 13, 2025026 Maamulka SSC Khaatumo , ayaa lagu casumey inay markii ugu horraysay si rasmi ah qayb uga noqdaan shirka madasha wadatashiga Qaran ee u dhexeeya dowlad
Wararka Af Soomaliga AhHogaamiyaha Awdalstate Oo ka hadley Safarka Raysalwasaare Hamze Ee LaascaanoodHeemaalnApril 13, 2025 by HeemaalnApril 13, 20250147
Wararka Af Soomaliga Ah“Dhulbahante Lacag Baa Lagu Maamuli Karaa, Xoog Baanu Ku Qabsanaynaa Laasacanood”General CaareHeemaalnApril 13, 2025April 13, 2025 by HeemaalnApril 13, 2025April 13, 20250159
Wararka Af Soomaliga AhXarunta NIRA Ee Laascaanood Oo Maanta Xariga Llaga jaray Iyo Maareeyaha NIRA Oo ka HadlayHeemaalnApril 13, 2025April 13, 2025 by HeemaalnApril 13, 2025April 13, 20250103 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray xarunta hay’adda diiwaangalinta aqoonsiga dadweynaha ee (NIRA), oo xarun cusub ku
Wararka Af Soomaliga AhMadaxweynaha Somaliland Oo si kulul Ugu Jawaabey Raysal Wasaaraha SomaliyaHeemaalnApril 13, 2025 by HeemaalnApril 13, 2025096
HeemaalXamse Oo Laascaanood ka Dhagax-dhigay 8 Mashruuc Oo waa weyn (Sawirro)HeemaalnApril 13, 2025April 13, 2025 by HeemaalnApril 13, 2025April 13, 2025043 Laascaanood, Axad, 13 Abriil 2025 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay Siddeed mashruuc
Wararka Af Soomaliga AhTaliyaha Ciidanka Giriiga Oo Maanta ku Dhawaaqay inuu Dalkiisa khatar kala kulmayo TurkigaHeemaalnApril 13, 2025April 13, 2025 by HeemaalnApril 13, 2025April 13, 20250154 Taliyaha guud ee ciidanka Giriiga, Jen.Dimitris Houpis ayaa maanta ku dhawaaqay inuu dalkiisa khatar kala kulmayo Turkiga , isagoo intaa ku daray ; “ Ciidanka
Wararka Af Soomaliga AhTurkiga Oo Diyaariyey Markab kale Oo Shidaal ka Qodaya Somalia (Sawirro)HeemaalnApril 12, 2025 by HeemaalnApril 12, 20250159 Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daahir Shire Maxamed, ayaa maanta dultagay Maraakiibta loo diyaariyay qodista Shidaalka Soomaaliya oo
Wararka Af Soomaliga AhPuntland Oo Bbeenisay Warqad Lagu Faafiyey Baraha bulshadaHeemaalnApril 12, 2025 by HeemaalnApril 12, 20250157 Puntland oo bayaan kooban soo saartay ayaa beenisay wararka ku saabsan inay shaqa-joojin ku samaysay diyaaraddii maanta Laascaanood geysay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse
Wararka Af Soomaliga AhXamse Barre Oo Caawa kulamo ka Wada Laascaanood (Sawirro)HeemaalnApril 12, 2025April 12, 2025 by HeemaalnApril 12, 2025April 12, 20250127 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa magaalada Laascaanood kulan muhiim ah kula yeeshay Isimada deegaannada SSC-Khaatumo. Kulanka ayaa diirrada lagu