Home
Page 27
Xassan Sheekh Oo Khudbad ka jeediyey shirka Jamacada Carabta.(Sawirro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey Shir-madaxeedka Jaamacadda Carabta ee ku qabsoomay magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq, isagoo ka
Agaasimihii Hore Ee FBI oOo Wwajahaya Baaritaano culus
James Comey, agaasimihii hore ee dambi baarista Mareykanka FBI ayaa wajahaya baaritaan kadib markii uu Instagram-ka uu soo dhigay sawir muujinaya qolofyo badeed u habeysan
Ali Bongo Iyo Qoyskiisa oo Magangalyo ka Helay dalka Angola
Madaxweynihii hore ee Gabon, Cali Bongo Ondimba, ayaa isaga iyo qoyskiisa u dhoofay dalka Angola, halkaas oo ay magangalyo siyaasadeed ka heleen, kadib markii laga
Turkiga Oo Shaaciyey Qorshe uu ku Xoojinayo Taageerada Somalia
Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga, Hakan Fidan, ayaa wareysi uu siiyay majalladda Jeune Afrique waxaa uu adkeeyay ballanqaadka dalkiisa ee taageerada Soomaaliya, gaar ahaan la-dagaallanka argagixisada
Wadahadalkii Israel & Xamaas oo Mar kale ka furmay Doha
Wada xaajoodkii u dhexeeyay Xamaas iyo Israa’iil ayaa maanta mar kale dib uga bilaabmay magaalada Doha ee dalka Qatar. Wargeyska “Israel Hayom” ayaa sheegay in
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Bagdaad (Sawirro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq, waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay madsx sare oo katirsan dowladda