Puntland oo Adkaysay Shuruudaha Baasaboorka Markii ay kordheen Dhalinyarada tahriibka
Dowlad-goboleedka Puntland ayaa adkeeyay habraacyada la xiriira bixinta baasaboorka, si gaar ah dhalinyarada, kadib markii ay soo kordheen dhalinyarada tahriibka u safraysa. Tallaabadan ayaa timid