Maamulka Bavaria ee dalka Jarmalka ayaa ku dhawaaqay in Axmed Odowaa, oo ah muwaadin Soomaaliyeed oo qaxooti ku ah dalkaas, aan dalka laga masaafurin doonin
Shirkii golaha dhexe ee ururka ONLF uga socday magaalada jigjiga oo galay maalintiisii labaad ayaa lagu doortay gudoomiye ku meel gaadha, oo loo doortay C/kariin
Shiinaha ayaa ku dhawaaqay canshuur kale gaadhaysa 84% oo uu ku soo rogay badeecooyinka Mareykanka, taasoo ka falcelinaysa canshuuraha cusub ee uu Madaxweyne Trump saaray