Wasiir Cali Xoosh: SSC Khaatumo Kaalin weyn ayay ku Yeelan Doontaa Shirka Wadatahiga
Wasiirka Arrimaha Gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali, ayaa sheegay in maamulka Khaatumo uu door muhiim ah ka ciyaari doono shirka Golaha Wadatashiga Qaranka