Saraakiil Maraykan ah Oo soo jeediyay in la Xidho Safaarada Maraykanka ee Muqdisho
Mas’uuliyiin ka tirsan Waaxda Arrimaha dibadda Mareykanka (State Department) ayaa soo jeediyay in la xiro safaaradda Mareykanka ee Muqdisho, islamarkaana shaqaalaha iyo diblomaasiyiinta laga daad-gureeyo,