Waxa ay ii tahay sharaf weyn in caawa anniga iyo wefdigeyguba uu kulan sagootin ah hoygiisa noogu sameeyey Ra’iisal Wasaarihii hore ee dalka Kenya, siyaasiga
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, iyo wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah ku
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegay in ay la-kuleen Madasha Badbaado Qaran, ayna kala hadleen in Soomaalidu u midowdo ammaanka &
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa soo dhaweeyay gogosha siyaasadeed uu fidiyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, taa oo la muddeeyay in ay qabsoonto
Maxkamad kutaalla dalka Australia, ayaa lasoo taagay haweeney lagu eedeeyay in ay dishay saddex qof oo ahaa qoyska ninkeeda ah, kaddib khilaaf la sheegay in