Ruushka Oo Shaacisay inuu Lumiyay Xiriirkii Hoggaanka Warshadaha nukliyeerka Iiraan.

by Heemaaln
1 minutes read

Ruushka ayaa shaacisay inuu lumiyay dhammaan xiriirkii uu la lahaa hoggaanka warshadaha nukliyeerka ee Iiraan.

Shirkadda nukliyeerka Ruushka ee Rosatom ayaa sidoo kale hakisay qaar ka mid ah shaqooyinkii ka socday warshadda Bushehr sababo la xiriira xaaladda amni, Tan ayaa muujinaysa marxalad hubanti la’aan ah iyo in xarumahan lakulmeen burbur ama in Saraakiishii sare la laayay.

Dhinaca kale Telefishinka Ruushka ee RT, ayaa ku warramay in kharashka maalintii uga baxaya Mareykanka dagaalka Iiraan inay dhaaftay 40 milyan oo dollar,iyadoo warbixintu sheegtay sii socoshada dagaalka in qiimo badan oo tiriliyoono doolar gaaraya inay uga baxayso Mareykanka, dhinaca dhaqaalahana uu yahay waxa u dambeeya ee saameynta ku yeelanaya dagaalka si loo joojiyo.

-
00:00
00:00
Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.