Saddex qof ayaa ku dhintay, 14 kalena way ku dhaawacmeen rasaas uu nin ku furay dad Baar ku sugnaa Austin, Texas Maeaykanka.
FBI-da Maraykanka oo ka Hadlay, ayaa weerarkan ku tilmamay mid argagixiso ah oo la xidhiidha dagalka Eeran.