Israa`iil ah Oo ka Hadashay Inta Uu Socon karro Dagaalka kala Dhexeeya Iran

by Heemaaln
0 minutes read

Saraakiil sare oo katirsan dhinaca Israa`iil ayaa sheegaya in dagaalka hadda kala dhaxeeya Iran uu socon karro ilaa bisha April ee nagu soo wajahan.

Markii hore, Israa’iil iyo Maraykanka waxay sheegeen in hawlgalku noqon doono 4 maalmood oo keliya, ilaa nidaamka Iiraan uu dhaco, laakiin hadda taas wax ka duwan ayaa muuqata si cad Iran ayaana awood xoog leh wali haysata.

Dhanka Iiraan ayaa sheegtay inay si buuxda isku diyaarisay difaac waqti dheer ah, ka dib weerarrada Maraykanka iyo Israa’iil, iyadoo ku adkaysanaysa xaqa ay u leedahay is-difaacid.

-
00:00
00:00
Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.