20
Saraakiil sare oo ka tirsan Maraykanka ayaa sheegay in hadda ay si dhab ah u garteen in dilka Ali Khamenei uu noqon karo khalad istaraatiiji ah. Sida ay sheegeen, Khamenei wuxuu ahaa hoggaamiyihii ugu badnaa iran ee dooni jiray wadahadal iyo wada-xaajood in wax lagu xaliyo.
Dilka ka dib, waxaa hadda iran isugu soo haray hoggaan Mayal adag oo dagaal kaliya u janjeera, kuwaasoo aan diyaar u ahayn wax wadahadal ah.