Shiinaha Oo Markii ugu Horreysay soo Bandhigay Nidaam Difaac Oo ka Hortagi kara Drone Badan.

Shiinaha ayaa markii ugu horreysay soo bandhigay nidaam dagaal oo cusub oo loo yaqaan “Atlas”, kaas oo ku saleysan isticmaalka kooxo badan oo diyaarado aan duuliye lahayn.

Nidaamkan ayaa awood u leh in hal gaari dagaal uu xakameeyo ku dhowaad 100 drone hal mar, taas oo muujinaysa horumar weyn oo dhinaca tiknoolajiyada militariga ah.

Arrintan ayaa ka tarjumaysa isbeddelka dagaallada casriga ah, halkaas oo “drone swarms” oo ah diyaarado tiro badan oo si wadajir ah u shaqeeya ay door weyn ka qaadanayaan awoodda weerar iyo difaac.

Related posts

“Xasan Sheekh In Shabeelaha Hoose Hawiye inuu ku Wareejiyo ayuu Rabaa” Wasiir KGS

Booliska Israa’iil Oo Sheegay In Gantaal Xisbulaah soo Tuurtay Uu ku Dhacay Xaafada ku Taalla Magaalada Kiryat Shmona

Iiraan: “Weerarada Israa’iil Aan ku Qaadno Waxay Jawaab u yihiin Hanjabaadaha Trump..”