Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland ayaa sheegay in tallaabo sharciga waaafaqsan laga qaadi doono cidkasta oo lagu arko isagoo hub sita qof ahaan iyo wadar ahaan ba.
Arrintan ayaa timid kadib markii maalmihii la soo dhaafay la arkaayay dad sheeganaya jabhado oo jooga gudaha Somaliland.

