Monday, March 9, 2026

Sucuudiga Oo Sheegay in Arbacadu ay Noqon doonto Maalinta koobaad Ee Bisha Ramadan.

by Heemaaln
0 minutes read

Ururka Xidigiska Afaq ee fadhigiisu tahay Sucuudiga ayaa sheegay in Arbacadu ay noqon doonto maalinta koobaad ee bisha barakeysan ee Ramadan.

Ururka ayaa sheegay markii ay xisaabaad xidigis ay sameeyeen iney usoo baxday in maalinta arbacadu ay tahay maalinta koobaad ee bisha Ramadan la soomayo.

-
00:00
00:00
Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.