Taliyihii Ciidanka Asluubta Somaliya oo ku sugan Baydhabo Oo Maanta Xilka Laga Qaaday

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Taliyihii Asluubta Soomaliya oo ku sugan Baydhabo ayaa maanta xilka laga qaaday iyadoo jagadaasi loo magacaabay Sarreeeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud.

Golaha Wasiirrada Xukuumadda JFS ayaa maanta ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee magaacaabista Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo loo magacaabay Sarreeeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud.

Taliyaha xilka laga qaaday ayaa la saftay madaxweyne Laftagareen oo ay qaraabo hoose yihiin.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.