Talyaaniga Oo ku Dhawaaqay In si KMG Ciidiinkiisa Uga Saarayo Saldhiga Magalada ๐—˜๐—ฟ๐—ฏ๐—ถ๐—น Ee Iraq

Wasiirka Gaashaandhigga Talyaaniga, Guido Crosetto, ayaa sheegay in ciidamada Talyaaniga ay si ku-meel-gaar ah uga baxayaan saldhig milateri oo ku yaalla Erbil, isagoo sheegay in qorshuhu uu jiray ka hor inta aan saldhigga la garaacin gantaal.

Goโ€™aankan ayaa la sheegay inuu yimid iyadoo ay sii kordhayaan xiisadaha amni ee gobolka Bariga Dhexe, taas oo keentay in talyaanigu qaaddo tallaabooyin lagu ilaalinayo badbaadada ciidamadeeda ku sugan Ciraaq.

Dowladda Italy ayaa tilmaamtay in ka bixitaanka ciidamadu yahay mid ku meel gaar ah ilaa xaaladda amni ay ka degto.

Related posts

Shiinaha Oo Maanta ku Dhawaaqay Inuu Taageero kale Siinayo Iran

Raโ€™iisul Wasaaraha Talyaaniga:-“Dagaalka Bariga Dhexe Qayb kama Nihin.”

Muuqaalka khudbaddii uu Xalay Jeediyay Raโ€™iisulwasaare Netanyahu Oo laysku Haysto.