13
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay inuu hakiyay duqeymaha lagu beegsanayo xarumaha tamarta ee Iran muddo 10 maalmood ah, si loo sii wado wadahadallada u dhexeeya labada dhinac ee kaliya dhanka Mareykanka laga sheego uun.
Trump ayaa sheegay in go’aankan uu yimid kadib codsi ka yimid dowladda Iiraan, isagoo xusay in hakinta ay socon doonto ilaa Isniinta, 6-da Abriil 2026, saacadda 8:00 fiidnimo.